Qoor Qoor oo bogaadin ugu tagay Ciidankii Ahlu Sunna ka saaray Guriceel (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta booqasho iyo kormeer ku tagay xeryaha ay ku suganyihiin ciidamada qalabka sida ee kuyaala magaalada Guriceel.   Qoor Qoor oo ay wehliyaan saraakiisha ciidanka Milatariga Soomaaliya iyo saraakiil katirsan Galmudug ayaa qeybaha kala duwan ee ciidamada u jeediyay kalmado iskugu jiray dhiiragalin iyo bogaadin.   … Continue reading Qoor Qoor oo bogaadin ugu tagay Ciidankii Ahlu Sunna ka saaray Guriceel (Sawirro)